Deeq A. Posted March 25, 2019 Muqdisho (SMN) – Madaxwaynaha dalka, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa kormeeray qaar kamid ah xerooyinka ciidamada ee ku yaalla Muqdisho. Goobaha uu tegay hogaamiyaha Soomaaliya waxaa kamid ah xarunta wasaarada gaashaandhiga iyo xerada Jenaraal Gordan. Madaxtooyadda illaa iyo haatan wax war ah kama aysan soo saarin ujeedka kormeerka uu maanta sameeyay Farmaajo. Hasayeeshee, wararka ayaa sheegaya in ay daarneed howlgalo ay dowladdu qorsheynayso in laga fuliyo gobolada dalka kuwaasi oo ka dhan ah Al-Shabaab. View the full article Share this post Link to post Share on other sites