Sign in to follow this  
Deeq A.

DAAWO: Wasiir Guri-Barwaaqo Oo Ka Beeniyay Warar Sheegayay In La Xidhay

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Wasiirka wasaaradda warfaafinta Somaliland Cabdiraxmaan Guribarwaaqo oo xalay ka hadlayay munaasibad ay qabsatay Jaamacadda Golis ayaa waxaa uu beeniyey warar ay baahiyeen qaar ka mid ah warbaahintu oo sheegaya in la xidhay, Halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this