Sign in to follow this  
Deeq A.

Somaliland Oo Ruqsadii Isgaadhsiinta Kala Noqotey Laba Shirkadood

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Wasiirka wasaaradda isgaadhsiinta iyo tiknoolajiyadda Somaliland Dr. Cabdiwali Sheekh Cabdillaahi Jibriil ayaa waxaa uu saaka ku dhawaaqey in xukuumadda Somaliland ay go,aansatey inay ruqsadii isgaadhsiinta kala noqoto laba shirkadood uu jabiyey qodobadii heshiiska lagula galay.

WASIIRKA-ISGADHSIINTA.png

Wasiirka ayaa sheegay in labadan shirkadood oo kala ah NationLink iyo Africa Online kadib markii ay bixin waayeen cashuurtii isgaadhsiinta.

Halkan hoose ka DAAWO


https://www.youtube.com/watch?v=ChSLhidAu0U

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this