Sign in to follow this  
Deeq A.

Cali Khaliif “Waa burburay heshiiskii Khaatuma iyo Somaliland”

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (SMN) – Madaxweynaha hore ee maamulka Khaatuma Cali Khaliif Galeyr oo la hadlay warbaahinta ayaa shaaciyay in uu burburay heshiiskii ay la galeen Somaliland.

Cali Khaliif ayaa sheegay in madaxweyne Muuse Biixi uu hareer maray heshiiskii Khaatuma ay la gashay madaxaweynihii hore ee maamulka S/land Axmed Siilaanyo.

Waxaana uu ayaan darro ku tilmaamay burbur uu sheegay in uu ku yimid heshiiska labadaasi dhinac.

Halkan hoose ka dhageyso Codka.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/03/COD-TURKI-SOMALILAND.mp3

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this