Dalmar1 Posted March 25, 2019 DHAGEYSO:Caasho ilyaas Wiilashii Kufsaday oo Yurub loo Dhuufiya !! Qoyska Caasha Ilyaas oo ahayd gabadhii 12-jirka ahayd ee la kufsaday kadibna lagu dilay magaalada Gaalkacyo ayaa dhaliilay qaabka loo wado baadhitaanka lagu sameynayo dadkii ka danbeeyey danbiga gabadhooda lagula kacay. Aabaha gabadhan dhalay oo lagu magacaabo Ilyaas Aadan ayaa VOA u sheegay inuu dareensan yahay in wadadii laga leexiyay baadhitaanka kiiskan Listen to her Father speak below in VOA interview DHAGEYSO:Caasho ilyaas Wiilashii Kufsaday oo Yurub loo Dhuufiya !! | xushmo.com XUSHMO.COM Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dalmar1 Posted March 25, 2019 President triple chin deni is as clannist as his predecessors in defending his fellow clans-men from justices taking course on them. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Samafal Posted March 25, 2019 First of all Dalmar the Audio link does not work. Secondly would you be kind to tell us which minority clan does Caasho's father belong? Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted March 26, 2019 Dalmar haduu daacad yahay kuwii gurceel gabadha yar ku kufsaday buu ka bilaabi lahaa, cadaaladay heshay Waan dhagaystay waraysiga aabaha wuxuuna u ekaa nin aan cadaalad helin Aqoontayda reer mudug jufo yar iyo mid kalaba dilidda in nin gabar loo dilo way ku yar tahay ama maba dhicin Taasna waxaa keenaya colaadaha aysan ka bixin waligood dagaaladana "rag" bay ku xisaabtamaan dumar kuma xisaabtamaan Dhacdadaan way ka duwan tahay wixii horay uga dhici jiray mudug waa arrin ku cusub Marka hore gabadhu waa saqiir aan qaan gaarin marka labaadna qaar ka mida dadka dhibka u gaystay rixim dhaw bay la ahayd sidaan maqlay waana qiso kaloo la yaab leh. Tan sadexaadna jir dil, kufsi iyo naf goyn bay isugu dareen. See loo wajihi karaa Aragtidayda waxaa loo dili karaa ninkii dilay oo nafteeda gooyay, kuwa kalana xabsi dheer waa sida ugu dhaw aragtidayda allena raali ka noqon karo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted March 27, 2019 Rabi ha u raxmado walaasheen yar ee Caasho. Kuwa falkaan argagaxan geystayna caddaalad buuxdala hor keeno ayaa sugeynaa; xataa haddii tii ifka lagu marsiin tii aakhiro ayaa sugeyso koley. Quote Share this post Link to post Share on other sites