Sign in to follow this  
Deeq A.

Ciidammada Soomaaliya Oo 48 Saacadood U Qabtay Farmaajo Iyo Kheyre

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Baraawe)-Guutada Lixaad ee ciidammada dalka Soomaaliya oo ku sugan degmada Baraawe ee gobolka Shabeellaha Hoose, ayaa sheegay in muddo Afar bilood ah ayna helin xuquuqdii ay lahaayeen, taasi oo dhalisay inay maanta cabasho ay muujiyaan.


Saraakiisha ciidamadan oo saxaafadda la hadlay ayaa sheegay in muddo 48 saac ah u qabanayaan madaxda ugu sarreyso dalka Soomaaliya inay kaga jawaabaan cabashada ay muujinayaan, haddii aan laga jawaabina ay ka bixi doonaan degmada Baraawe oo muddo shan sano ah ay ku sugnaayeen, Halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this