Deeq A. Posted March 24, 2019 Nairobi (SMN) – Dhul-gariir lagu waramayaa in caawa uu ku dhuftay inta u dhaxeysa magaalooyinka Nairobi iyo Mambasa ee dalka Kenya. Sidda laga soo xigtay warbaahinta, dhul-gariirka ayaa cabirkiisu waxa uu dhan yahay 5.6 ee cabirka dhul-gariiradda. Wali lama soo sheegin hadii uu jiro khasaaro ka dhashay dhacdadaan, illaa iyo haatana kama aysan hadlin dowladda wadankaasi. Dhul-gariirka ayaa kamid ah musiibooyinka rabaaniga ah ee ka dhaca meelo kala duwan oo kamid ah caalamka. Wixii kusoo kordha kula soco wararkeena dambe INSHA ALLAH View the full article Share this post Link to post Share on other sites