Sign in to follow this  
Deeq A.

DFS oo loogu baaqay in ay xoojiso hay’adda NISA

Recommended Posts

Deeq A.   

London (SMN) – Cabdullahi Nuur Xaashi oo ka mid ahaa sirdoonka dowladdii hore ee Soomaaliya haatana ku sugan dalka Ingiriiska ayaa dowladda Soomaaliya ka dalbaday in ay xoojiso hay’adda nabad sugida iyo sirdoonka Qaranka.

Mr Cabdullahi Nuur ayaa sheegay xoojinta iyo dib u soo nooleynta awooda Ciidankii hore ee sirdoonka ee uu dalka lahaa ay u horseedi doonto Caasimaddu in ay noqoto mid amni ah.

Muddooyinkii dambe DFS ayaa waday dadaallo ku aadan ka hortaga falalka lidiga ku ah nabad galyada dalka, gaar ahaan M/Muqdisho

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this