Deeq A. Posted March 24, 2019 London (SMN) – Cabdullahi Nuur Xaashi oo ka mid ahaa sirdoonka dowladdii hore ee Soomaaliya haatana ku sugan dalka Ingiriiska ayaa dowladda Soomaaliya ka dalbaday in ay xoojiso hay’adda nabad sugida iyo sirdoonka Qaranka. Mr Cabdullahi Nuur ayaa sheegay xoojinta iyo dib u soo nooleynta awooda Ciidankii hore ee sirdoonka ee uu dalka lahaa ay u horseedi doonto Caasimaddu in ay noqoto mid amni ah. Muddooyinkii dambe DFS ayaa waday dadaallo ku aadan ka hortaga falalka lidiga ku ah nabad galyada dalka, gaar ahaan M/Muqdisho View the full article Share this post Link to post Share on other sites