Sign in to follow this  
Deeq A.

Wasiir ka tirsan S/land oo maanta la maxkamadeynayo

Recommended Posts

Deeq A.   

Hargeysa (SMN) – Waxaa maanta lagu wadaa in maxkamad la horkeeno wasiirka warfaafinta, dhaqanka iyo wacyigelinta Somaliland Cabdiraxmaan Guri Barwaaqo oo shalay xabsi Guri looga dhigay magaalada Hargeysa ee xarunta maamulkaasi.

Wasiir Barwaaqo ayaa waxa loo heystaa eedeymo la xariira musuq-maasuq, sida uu warbaahinta u sheegay hanti dhowrka guud ee Somaliland.

Ciidamo ka tirsan kuwa maamulkaasi ayaa shalay soo xiray wasiirkan, si wax looga weydiiyo eedeymaha loo heysto.

Waxaa haatan wasaaradda warafafinta Somaliland ku sime ka ah Maxamed Muuse Abees oo ah wasiir ku xigeenka wasaaraddaasi.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this