Sign in to follow this  
Deeq A.

Eritrea Oo Beenisay In Wasiirka Arrimaha Dibadda Dalkaasi Uu Booqasho Qarsoodi Ah Ku Tagay Muqdisho Kadib Socdaalkii Uu Ku Yimi Somaliland

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Wasiirka warfaafinta Eritrea Yemane G. Meskel, ayaa beeniyay in wasiirka arrimaha Dibadda dalkiisu Muqdisho tegay kadib socdaalkii uu ku yimi Hargeysa.

1024x576_503859-696x392.jpg

Meskel oo la hadlay HornDiplomat ayaa sheegay in wasiirka Arrimaha Dibadda Eritrea ku sugan yahay dalkiisa oo uu shirar kaga qayb-galaayo.

Qaar ka mid ah Warbaahinta Soomaalida ayaa qoray in wasiirka arrimaha Dibadda Eritrea Muqdisho ku joogo booqasho qarsoodi ah.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this