Sign in to follow this  
Deeq A.

Dawladda Soomaaliya Oo Si Deg-deg Ah Ugu Yeertay Safiirka Geneva (Codeyntii Qaraarkii Golan Heights)

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Muqdisho)-War Qoraal ah oo ka soo baxay Wasaaradda Arimaha Soomaaliya ayaa waxaa si deg deg ah loogu yeedhay Faaduma Clhi Maxamuud oo ah Safiirka Soomaaliye ee Magaalada Geneva.

Sidoo kale Faadumo Cabdillaahi Maxamuud ayaa ka tirsan Xarunta Qaramada Midoobey Ee xuquuqul Insaanka ee magaalada Geneva.

Tallaabadan ayaa ka dambeysay, kaddib markii Safiiradda ay ka aamustay go’aankii Donald Trump looga soo horjeeday ee ahaa inay Israa’iil leedahay Buuraha Golan Heights.

IMG-20190323-WA0001-696x928.jpg

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this