Sign in to follow this  
Deeq A.

“Sidii Boqortooyadii Sucuudiga Ee La Lahaa Reer Aalla Sucuud Sharcigu Ma Qabto Ayay Maanta Somaliland Maraysaa Reer Hebel Sharcigu Ma Qabto…” Madax-dhaqameed Farriin Adag U Diray Xukuumadda

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Beesha uu ka soo jeedo Agaasimihii maamulka iyo Lacagta ee wasaaradda warfaafinta Somaliland ee dhawaan xukuumadu xidhay ayaa si kulul uga Hadley xadhigiisa.

Odayaasha iyo madax dhaqameedka beeshan ayaa waxaa ay hanjabaado kulul u direen xukuumadda madaxweyne Muuse Biixi iyaga oo ugu baaqay inay idho cadaaladeed ku eegto, Halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this