Sign in to follow this  
Deeq A.

Dowlada Soomaaliya oo u yeertay Safiirkeeda Geneva

Recommended Posts

Deeq A.   

Wasaarada arimaha diba Soomaaliya ayaa u yeertay safiirka Soomaaliya u fadhisa Soomaaliya magaalada Geneva ee Switzerland.

Wasiirka arimaha dibada Soomaaliya amb Axmed Ciise Cawas ayaa Faadumo cabdullaahi Maxamuud oo safiirka Soomaaliya magaalada Geneva ku amray in muddo ttodobaadgudihiisa ay dalka ugu soo laabato.

Ma sheegin wasiirka sababta loogu yeeray safiirada hayeeshee warar ayaa sheegay in ay arintaan dabo socoto kaddib markii Safiiradda ay ka aamustay go’aankii Trump ee lahaanshiyaha Israa’iil leedahay Buuraha Golan Height.

54358288_2097142273674626_76709871087895

Puntland Post

The post Dowlada Soomaaliya oo u yeertay Safiirkeeda Geneva appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this