Sign in to follow this  
Deeq A.

F anaanka Salaad Derbi oo loo heesto lacag ay dawladda Somalia ku dejisay Hotel

Recommended Posts

Deeq A.   

F anaanka Salaad Derbi oo loo heesto lacag ay dawladda Somalia ku dejisay Hotel

 derbi.jpg

Fanaanka wayn ee Salaad Maxamed Shardi ” Salaad Darbi” ayaa la sheegay in loo haysto lacag ay dowladda Soomaaliya ku dejisay hotel ku yaalla magaalada Muqdisho.

Warar ay heshay Warbaahintu ayaa sheegaya in dowladda Soomaaliya ay fanaanka dejisay hotel, islamarkaana aysan ka bixin lacagta jiifka iyo cuntada tan iyo markii uu soo degay hotelkaa.Inkastoo aan salaad Derbi ka hadlin qadiyadaa haddana warkaas waxaa xaqiijiyay oo laga soo xigtay fanaaniin kale oo ka tirsan Hoballada Waaberi oo xogigaal u ah arimihiisa .

Arintaan ayaa ah fadeexad iyo ceeb wayn oo ay wajahayso Dowladda Soomaaliya waxaana la filayaa in fanaanka uu iska bixiyo lacagta ay ku soo dalaceen maamulka Hotelka.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this