Sign in to follow this  
Deeq A.

Agaasimihii Guud Ee Iska Casilay Wasaaradda Warfaafinta Somaliland Xorriyadiisa Dib U Helay.

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Agaasimihii Guud ee wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo wayci-galinta somaliland Cismaan Xuseen Warsame ee habeen hore ciidammada ammaanka Somaliland ay gurigiisa ugu daateen xabsiga u taxaabeen ayaa maanta xorriyadiisa dib u helay.

54411857_992762574246672_423037545892911

Cismaan Xuseen Warsame ayaa Isagu war-qadiisa is casilaadda waxa uu u gudbiyay madaxwaynaha somaliland markii uu sheegay in sababo caafimaad dartood aanu u gudan Karin shaqadii loo igmaday madaama xaalad caafimaad darro soo wajahday, waxaana la sheegay in Madaxweynuhu uu ka aqbalay.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this