Sign in to follow this  
Deeq A.

Weftigii Ka Socday Dalka Eriteriya Ee Ku Sugnaa Somaliland Oo Maanta Ka Ambo-baxay Magaalada Hargeysa

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Weftigii wasiirka arrimaha dibadda dalka Eriteriya uu hoggaaminayay ee saddexdii maalmood ee ugu dambeeyay ku sugnaa Somaliland ayaa maanta ka ambo-baxay magaalada Hargeysa.

Weftiga waxaa garoonka diyaaradaha ee magaalada Hargeysa kusii sagootiyay xubno wasiirro ah oo uu hor kacayo wasiirka arrimaha dibadda Somaliland Yaasiin Maxamuud Faratoon, Halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this