Sign in to follow this  
Deeq A.

Laba Sarkaal oo Xilal Sarsare ka haya Xukumada Muuse Biixi oo Xukumadu xabsiga dhigtay+Waxa loo haysto

Recommended Posts

Deeq A.   

Xukumada Muuse Biixi ayaa xabsiga ku tuurtay xalay Agaasimiha Guud ee Wasaarada Warfaafinta Somaliland Cismaan Xuseen warsame

dg-300x160.jpg

Sidoo kale xukumada Muuse Biixi waxay xabsiga dhigtay Saaka Agaasimaha Maamulka lacagta ee Wasaarada Warfaafinta Somaliland Xasan maxamed maxamuud

xasan.jpg

Labadan masuul ayaa la sheegay inuu xadhigooda ku lug leeyahay Wasiirka warfaafinta Guri-barwaaqo oo dalbaday in hantidhawr la geliyo,maadaba labadoodaba uu ku tuhunsan yahay Musuqmaasuq,Wax-isdabamarin & Lunsasho Hanti Qaran.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this