Sign in to follow this  
Deeq A.

Ciidamada Booliska Oo Xabsiga U Taxaabey Agaasimihii Shaqada Ka Tegay Ee Wasaaradda Warfaafinta Somaliland

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Ciidamada booliska Somaliland ayaa xabsiga u taxaabey, Agaasimihii shaqada ka tegay ee Wasaaradda Warfaafinta Somaliland Dr. Cismaan Xuseen Warsame.

Hanti-dhawrka Somaliland ayaa muddooyinkii ugu dambeeyay baadhis ka waday wasaaradda warfaafinta Somaliland.

Illaa hadda lama oga sababta loo xidhay Cismaan Xuseen Warsame.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this