Sign in to follow this  
Deeq A.

Wasiir Goodax Barre oo kulan la qaatay madaxda Kuwait

Recommended Posts

Deeq A.   

Kuwait (SMN) – Soomaaliya iyo Kuwait ayaa ka arrinsaday Ajandayaasha Shiweyne Caalami ah oo ku saabsan Taageerada Waxbarashada Soomaaliya.

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Kuwait Khalid Al Jaru Allah ayaa qaabilay wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada , Hidaha iyo Tacliinta sare Somalia Mudane Cabdullaahi Goodax Barre.

Kulanka Masuuliyiintaan ayaa hourudhac u ah u diyaar garowga shir weyne Caalami ah oo looga hadlayo Taageerada Waxbarashada Somalia.

Kuwait ayaa dhexda u xiratay Marti Galinta shirkaan oo Muhiimad gaar ah ugu fadhiyo Somalia.

Wasiirka Waxbarashada , Hidaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya iyo wafdigiisa ayaa booqasho rasmi ah ku jooga dalka Kuwait.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this