Sign in to follow this  
Deeq A.

Qarax khasaaro geystay oo ka dhacay Muqdisho

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (SMN) – Qarax culus oo ka dhashay gaari walxaha qarxa lagu soo rakibay ayaa ka dhacay nawaaxiga xarunta CID-da ee Muqdisho.

Wararka ayaa intaasi ku daraya in ugu yaraan hal ruux uu ku dhaawacmay qaraxa, kaasi oo illaa iyo haatan aan la ogayn waxa uu yahay.

Gaadiidka gurmadka deg deg ah oo goobta durbadiiba yimid ayaa ula cararay shaqsigaasi goobaha caafimaadka si loogu daaweeyo.

Ciidamada amaanka ee dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa meesha ay wax ka dhaceen yimid.

Wixii kusoo kordha kula soco wararkeena dambe

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this