Sign in to follow this  
Deeq A.

Mareykanka oo ka hadlay duqeyn uu ka fuliyay Somalia

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (SMN) – Taliska Mareykanka ee qaaradda Afrika ayaa fahfaahin ka bixiyay duqeyn cirka ah oo ay ka fuliyeen koonfurta Soomaaliya.

AFRICOM ayaa shaaciyay in weerarka cirka ah oo uu 18-kii bishaan Maaj ay ka geystay degaanka Awdheegle ee Shabeellaha Hoose ay ku dishay 3 kamid ahaa Al-Shabaab.

Sidda laga soo xigtay war-saxaafadeed kasoo baxay taliska, ma jirto waxyeelo howlgalkaasi kasoo gaaray dad shacab ah.

Dhinaca kale, xarakada Al-Shabaab illaa iyo haatan wax war ah kama aysan jawaabin sheegashada Mareykanka.

Hoos ka akhriso war-saxaafadeedka

D2BtNBdX4AA2ynp.png

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this