Sign in to follow this  
Deeq A.

Qoys Uu Xidhay Aabahood Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Caafimaadku Oo Cabasho ka Muujiyey Tacadiyo Uu Ku Hayo

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT- Hargaysa) Qoys Uu Xidhay Aabahood Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Caafimaadku Oo Cabasho ka Muujiyey Tacadiyo Uu Ku Hayo+Farinta ay udireen Madaxwaynaha

Qoys degan MagaaladaHargeysa gaar ahaandegan agagaarka danbe ee dhakhtarka wayn a oo AabahoodMuj Cumar hore uu u xidhay Agaasimaha guud ee wasaarada caafimaadka Dr Maxamed Xergeeye ayaa cabasho xoogan ka muujiyey tacadiyo uu ku hayo iyagoo sheegay in wakhtigan halkii ay deganayeen uusoo dhigtay jiingado la doonayo in lagaga dhiso guri.

Xubno kamida bulshada xaafadan degan iyo hooyada qoyskan ayaa fariin culus udiray madaxwaynaha Somaliland iyagoo ugu baaqay in uu talaabo ka qaado agaasimaha guud ee wasaarada caafimaadka oo shaadhkii dawlada awood ugu adeegsanaya qoyskan

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this