Deeq A. Posted March 17, 2019 Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa khudbad dhinacyo badan taabaneysa ka hor jeediyey Labada gole ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya. Waxa uu muhiimadda ku saaray ka hadalka arrimaha midnimada, ka shaqeynta dib u dhiska dalka iyo arrimo kale. Halkaan hoose ka dhageyso: https://goobjoog.com/wp-content/uploads/2019/03/KHUDBAD-GEELLE.mp3 Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites