Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddoomiye Casir oo shaaciyay waqtiga la qabanayo doorashada M/ Galmudug

Recommended Posts

Deeq A.   

Cadaado (SMN) – Cali Gacal Casir gudoomiyaha baarlamaanka Galmudug oo u warramay  Shabelle ayaa sheegay in ay ku howlan yihiin diyaar garow ku aadan qabashada doorashooyin dhawaan ka qabsoomi doona deegaanada maamulkaasi.

Guddoomiye Casir ayaa faah faahin ka bixiyay qorshaha doorashooyinkan iyo waqtiyada ay dhici doonaan.

Waxa uu xusay in bisha June ee soo socota la qaban doono doorashada golaha wakiilada, kadibna la sii amba qaadi doono mida madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa.

Halkan hoose ka dhageyso Codka.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/03/Wareysi-gudoomiyaha-barlamanka-galmudug-.mp3

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this