Deeq A. Posted March 17, 2019 Madaxweynaha Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo dhigiisa dalka Jabuuti mudane Ismaaciil Cumar Gelle ayaa maanta socdaal ku tagaya magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Labada masuul ayaa soo iindhaindheeyn doono xaalada ay ku suganyihiin uciidamada Jabuuti ee qeeybta ka ah AMISOM ee ku sugan gobolka Hiiraan. Amaanka magaalada Baledweyne ayaa si aad ah loo adkeeyay waxaana la xiray wadada aada garoonka. Madaxweyne Ismaaciil Cumar gelle ayaa shalay booqasho rasmi ah ku yimid magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya. Puntland Post The post Farmaajo iyo Geelle oo Baled-weyne ku wajahan appeared first on Puntland Post. Share this post Link to post Share on other sites