Jacaylbaro Posted March 26, 2008 maxaa i dhaafay ?? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Faynuus Posted March 26, 2008 Jacayl waxbo kuma dhaafin aan qurun ahayn. You were lucky to miss all that took place here and the other day's thread. MMA I actually believed your neutrality to some extent, your genuinness as person but i question your objectivity towards this matter. How can you pick on others and accuse them of hiilis when you are clearly an example your self? What does it take for you to condemn everyone who is abusive? mise dadka qaarbaan carabkaagu qaban miyaa oo immune kaa eh? Waxa soomali qaribay waa hypocrisy gaan oo kale. Let me tell you this STOP WEARING MULTIPLE SHIRTS yaa MMA. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gediid Posted March 26, 2008 *Sees JB walking in takes aim with his madax jabiye bud and BAM.JB siidi dhooli sakhransan ayuu kolba meel nafta ula ordey* That should teach you never to come in goob dagaal..... SHAYDANKA ISKA NAARA PLEASE,NABIGA KU SAALIYA MEESHAAN WAXEY KU QURUX BADAN TAHAY MADADAALO IYO KAFTANKA. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted March 26, 2008 Gediid, Read the title of the thread ,,,, Faynuus, i missed all those pages and i'm not willing to read them hadaadba sidaas tidhi .... now let's roll and troll ,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ibtisam Posted March 26, 2008 Did you say troll ya JB?? hmmm Baal we need help. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted March 26, 2008 Yes ,, let's troll ,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ibtisam Posted March 26, 2008 Where is the help dee? I asked you to get help nooh. Quote Share this post Link to post Share on other sites
MZanzi Posted March 26, 2008 illaahay Dartis isku dhaafo Dadka wax isku diraayana Munaafiq Nimada iska DHAAFA Sheekada group beey noqotay mardhowna qabiil beey kusocota Marka walaalaheyow is dhaafa PS. Admin please do something Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted March 26, 2008 Ibti ,, adigu get a help for me dee ,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kool_Kat Posted March 26, 2008 Lee, ha idhihina wili dad aa calaacal, cabaad iyo ooyin wado...Walee waayaab, ilaa ooyinta caruurta uun bey ku qurxoontahay...Ha'isoo marina dheh, hortiin nuur... And may I suggest that some stop testing the waters, they might not like the result...Mugoo intey dad kudaba dayo isleeyihiin, yeeysan dhumin... Hadaba dabadayasha baa caruurnimo ah...So, after all, ilaa meesha caruur baa lawada noqoday? MMA, intee taabatay? Meelaa wax kumuday moodaa? Leesh? BTW, heesta Shimaali bal aankuu saxo 'Kuu sheekeeye, kaa sheekeye, hala sheekeysan' baan jeclahay inee tahay... Macangag lee iga dheh, najeynaa! Hala is cafiyo, cafiska wax kafiican maleh...Cafis iyo masaamax... Quote Share this post Link to post Share on other sites
MZanzi Posted March 26, 2008 salaaaam KK Dhibka dhaaf nooh adiga hadi kale bumo so xiro sabaaxad wax udhig Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kool_Kat Posted March 26, 2008 ^Afro, hayeh xaa haysaa? Buumo walaa sabaaxad marabi, ani waaye day? Iyaah, maku jiri... Quote Share this post Link to post Share on other sites
MZanzi Posted March 26, 2008 Kool Kat beene beene walaashis muufadeeda iyo marqadeeda isku dhuuqooya bala ma jirto hadi jirtana ma buurna iska waran adiga iyo the whole family see yihiin Quote Share this post Link to post Share on other sites
Deeq A. Posted March 26, 2008 Layzie, Marcus, Faynuus, Nephtys please respect the rules of the website and quit making both direct and veiled personal attacks against one another. This silly war of words is getting out of control and is compromising forum quality. I will personally block all four usernames from SOL if the insults against other nomads don't stop. This is the last time I am going to give a warning on this pathetic "groupie" stuff. Kala xishooda oo ixtirimaaka isugu dedaala. Is jiid-jiidadka aan micnaha lahayn joojiya. Hadii aad khalad kala gasheen, fadlan isa saxa oo ku xarbiya inaydinaan xeerka SOL u degsan ka dul tilaabsan sidii ciyaalkii. NOTE: I am astounded to see grown-up nomads involved in the same silly "groupie" politics that we saw in the early 2000s. C'moon, this is 2008. Odeyaal iyo Habro sidii ilmo yar-yar isla ficiiltamaya waa ayaan darro. This topic is closed. Quote Share this post Link to post Share on other sites