Deeq A. Posted March 16, 2019 Madaxweynaha dowlada Jabuuti mudane Ismaaciil Cumar Geele ayaa maanta lagu wadaa in uu soo gaaro Muqdisho. Madaxweyne Geelle ayaa lagu wadaa in uu daah furo xarùunta dhismaha cusub ee safaar ee safaarada Jabuuti. Amaanka ayaa si aad ah loo adkeeyay waxaana la sii xiray wdooyinka ee Muqdisho subaxdii hore ee saaka. Sidoo kale madaxweyne Ismaaciil cumar Gelle ayaa lagu wadaa in uu isla maanta uu aado Baladweyne oo ciidamo ka socda wadankiisa ay joogaan. Puntland Post Muqdisho office The post Madaxweyne Ismaaciil Cumar Gelle oo Muqdisho imaanayo appeared first on Puntland Post. Share this post Link to post Share on other sites