Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweynaha Soomaliya Maxamed Cabdillaahi Farmaajo Oo Ka Hadlay Weerarkii Muslimiinta New Zealand

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Muqdisho) Madaxweynaha dawlada Dalkaasi soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa si adag u cambaareeyey weerarkii dadka lagu laayey ee ka dhacay wadanka New Zealand.

3A978DFA-C5C3-4595-B11E-8A43661894BF.jpe

Madaxweyne Farmaajo oo qoraal rasmi ah soo saaray ayaa ku biiraya madaxda caalamka ee si weyn u cambaaraysay weerarkaasi.

Sidoo kale madaxweyne Farmaajo ayaa qoraalkiisa dhambaal tacsi ah ugu diray ehelada dadkii ku dhintay weerarkaas, waxaanu qoraalkiisa u dhignaa sidan:-

“Waxaan si xooggan u cambaareynayaa weerarka argagixisada ee naxdinta leh ee ka dhacay Magalada Christchurch, ee dalka New Zealand, kaas oo loo geystay dadka muslimka ah ee cibaadeysanayey, waxaana ku garab istageeynaa dowladda New Zealand iyo bulshada Muslimiinta sidii ay uga gudbaan dhibaatadaas.Waa inaanu midownaa argagixisada dhammaan ayuu yiri Madaxweyne Farmaajo.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this