Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweynaha Turkiga Oo Canbareeyay Weerarkii Muslimiinta Ee Ka Dhacay New Zealand.

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-New Zealand)Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa tacsi u diray dalka New Zealand, isaga oo magaciisa iyo midka dalkiisa ku hadlaya, wuxuuna cambaareeyay ciddii Muslimiinta masaajidka ku laysay.

CD69C0FF-675B-41B3-B373-CBE51892D332.jpe

Toogashada ayuu ku tilmaamay in ay tahay “wax aad loo dhaleeceeyo” wuxuuna intaas ku daray in ay tahay tallaabadii u dambaysay ee cusnsuriyadda iyo Islaam nacaybka sii kordhaya.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this