Sign in to follow this  
Deeq A.

Masaajidada Magaaladda London Iyo Ingiriiska Oo Ammaankooda La Adkeeyay.

Recommended Posts

Deeq A.   


(SLT-London)Duqa magaalada London Sadiq Khan ayaa sheegay “in booliis muuqda” maanta la gayn doono agagaarka masaajidda iyadoo dadku ay aadayaan salaadda Jimcaha.

F1583846-188E-42B0-87F0-ADB9F339B87D-102

Wuxuu intaas ku daray in askarta la gaynayo ay ka mid noqon doonaan ciidammada loo tababaray in ay ka jawaabaan weerarrada hubaysan.

“London waxay garab taagan tahay dadka magaalada Christchurch , xiligan ay wajahayaan weerarkan argagisada ee qaabka daran” ayuu soo qoray duqa magaalada London Sadiiq Khan.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this