Sign in to follow this  
Deeq A.

Raysal Wasaaraha New Zealand Oo Canbareeyay Muslimiintii Lagu Laayay Dalkaas.

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-New Zealand)Ra’iisulwasaaraha New Zealand Jacinda Ardern ayaa cambaaraysay weerarka lagu qaaday labada maajid.

D6CC6BE4-7950-413E-A230-DA4428ED6718.jpe

Dhibaatada loo gaystay dadka cibaadaysanaya ayayna ku tilmaantay “mid ka mid ah taariikhda ugu madaw ee dalka Soo martay.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this