Suldaanka Posted March 15, 2019 Mr. Parfait Onanga-Anyanga of Gabon - Special Envoy for the Horn of WWW.UN.ORG United Nations Secretary-General António Guterres today announced the appointment of Parfait Onanga-Anyanga of Gabon as his Special Envoy for the Horn of Africa. Mr. Parfait Onanga-Anyanga of Gabon - Special Envoy for the Horn of Africa United Nations Secretary-General António Guterres today announced the appointment of Parfait Onanga-Anyanga of Gabon as his Special Envoy for the Horn of Africa. Mr. Onanga-Anyanga brings with him extensive experience with the United Nations, having served most recently as the Special Representative of the Secretary-General for the Central African Republic and Head of the United Nations Multidimensional Integrated Stabilization Mission in the Central African Republic (MINUSCA). In 2015, Mr. Onanga-Anyanga served as the Coordinator of the United Nations Headquarters response to the Boko Haram Crisis. Prior to this, he was Head of the United Nations Office in Burundi (BNUB) and System-Wide Senior Coordinator on Burundi (2012-2014). From 2007 to 2012, he was the Director of the Office of the United Nations Deputy Secretary-General. Previously, Mr. Onanga-Anyanga was Special Adviser to the President of the sixtieth and sixty-first sessions of the United Nations General Assembly (2005-2007) as well as Chef de Cabinet to the President of the fifty-ninth session of the General Assembly (2004-2005). From 1998 to 2004, he held a variety of political and managerial positions at the Preparatory Commission of the Comprehensive Nuclear Test-Ban Treaty Organization in Vienna and New York. Earlier in his career, he was acting Secretary of the United Nations Standing Advisory Committee for Security Questions in Central Africa and served as First Counsellor for Disarmament and Political Affairs at the Permanent Mission of Gabon to the United Nations in New York. Mr. Onanga-Anyanga holds a post-graduate degree in political science from Paris 1 Pantheon-Sorbonne University, and a master’s degree in sociology from l’Université Omar Bongo in Libreville. Born in 1960, he is married with three children. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted March 15, 2019 Ergayga geeska Afrika. Kii Soomaaliya Farmaajo ayaa galaaftay 15th March 2019 admin Category : WARAR: AF SOOMAALI Jar iska xoornimadii siyaasadeed ee madaxweyne Farmaajo ayaa lagu joojiyey Ergay gaar ah ee Soomaali gooni u leedahay Xogahayaha guud ee QM António Guterres ayaa shalay ergey cusub usoo magacaabay Geeska Afrika, kaasi oo ah Parfait Onanga-Anyanga oo u dhashay dalka Gabon. Hase yeeshee magacaabistan ayaa abuurtay shaki weyn iyo su’aalo ku saabsan xiisadda Soomaaliya iyo QM kadib markii dowladda federaalka ay cayrisay wakiilkii QM ee Soomaaliya, Nicholas Haysom. Dhowr qodob oo is-biirsaday ayaa talaabadan u mujineysa mid ay QM uga aargudaneyso dowladda federaalka ah ee Soomaaliya, oo weli xiriirkooda uusan wanaagsaneyn. 1 – QM ma sheegin shaqada ergeyga cusub Parfait Onanga-Anyanga iyo waxa uu qaban doono, iyo dalalka uu qaabilsanaan doono, hase yeeshee marka laga soo tago Soomaaliya, inta kale dalalka Geeska Afrika waa kuwo dowlado dhisan ay ka jiraan oo QM aysan ergey usoo magacaabin. 2 – Qodobka labaad ee shakiga badan abuuraya ayaa ah in QM aysan hadda ka hore u lahayn ergey gaar ah oo qaabilsan Geeska Afrika, oo tani ay tahay markii koowaad ee ay dhacdo. 3 – Sidoo kale QM weli ergey uma soo magacaabin Soomaaliya, saddex bil kadib markii Soomaaliya ay cayrisay Nicholas Haysom. Way adag tahay in si rasmi ah loo ogaado qorshaha QM, hase yeeshee ergeyga cusub ayay u badan tahay in QM ay u magacowday laba arrin oo labaduba ka dhan ah dowladda Soomaaliya. 1 – QM oo dowladda Soomaaliya u muujineysa in go’aankeeda ciqaabtiisa la marsiinayo, ergeyga cusubna uu yahay mid qaabilsan Soomaaliya iyo Somaliland, oo markii hore uu wada qaabilsanaa ergeyga Soomaaliya, haddana loo muujinayo in si gaar ah loola macaamilayo Somaliland. 2 – QM oo ka hortageysa in dowladda Soomaaliya mar kale ay cayriso ergey ay soo dirsatay. Maadaama ergeygan uusan wadan magaca “Ergeyga Soomaaliya”, dowladda Soomaaliya awood uma lahan inay cayriso ama codsato in laga beddelo. Dowladda Soomaaliya, oo arrintan aan wax ka weydiinay way ka gaabstaay inay ka jawaabto. Hase yeeshee waxa ay dhowaanahan QM wadday tallaabooyin ay ku ciqaabeyso dowladda Soomaaliya. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted March 15, 2019 It seems as if the U.N. is tired of the small entity they had given legitimacy through out the last decade or so. If the koonfurians try to act like the big guy, the U.N. will.simply say this guy covers the horn which is Somaliland Djibouti The amisom bunker and Ethiopia. It's going the wrong way for dowlada taagta daran. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Duufaan Posted March 15, 2019 This is good news for Somalia. Somalia does not need a UN representative person. It is probably the ending of UN era of Somalia. Quote Share this post Link to post Share on other sites