Deeq A. Posted March 14, 2019 Muqdisho (SMN) – Gudoomiyaha Gollaha dhaqanka iyo midnimada Beelaha Mogadishu Clan, Xaaji Maxamed Xasan Xaad, ayaa beeniyay warar saacadihii lasoo dhaafay la isla dhex-marayay oo ku saabsan inuu dhaliilay dowlada. Nabadoonka ayaa sheegay in wararkaasi ay baahiyeen dad dano gaar ah leh, kuwaasi oo uu ku tartarsiiyay in ay ka waan-toobaan, isla markaana ay ka qayb-qaataan dib u dhiska wadanka. Halkaan hoose ka dhageyso wareysi uu siiyay Nabadoon Xaaji Maxamed Xasan Xaad siiyey Shabelle oo uu kaga hadlayo arrintaan. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/03/Wareysi-Dagane-Hadda.mp3 View the full article Share this post Link to post Share on other sites