Sign in to follow this  
Deeq A.

Maamulka Puntland Oo Codsaday In Laga Qayb-galiyo Wada-Hadallada Somaliland Iyo Soomaaliya.

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Garoowe)-Maamulka Puntland ayaa codsaday inay qeyb ka noqdaan wada-hadalada dowlada federaalka Soomaaliya iyo dawladda Somaliland u dhaxeeya.

Puntland waxay ku sheegtay in wada hadalkaasi saameyn ku leeyahay maamulkooda islamarkaana ay muhiim tahay in laga qeyb galiyo oo aanay ku koobnaa dowlada federaalka.

Wadahadalka Somaliland iyo u dhaxeeya Soomaaliya ayaa la filayaa in dib loo bilaabo dhamaadka bishan, Halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this