Sign in to follow this  
Deeq A.

Wasiirka Hawlaha Guud Iyo Guryeynta Somaliland Oo Gaadhigiisii Kula Dhacay Dulleedka Magaalada Hargeysa.

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Wasiirka Hawlaha guud iyo Guriyeynta Somaliland Cabdirashiid Du’caale Qanbi, ayaa gaadhigiisi kula dhacay meel u dhow deegaanka Balli-mataan ee Koonfurta magaalada Hargeysa.

53140459_1308588252617764_47003953338158

Wariye Xasan Galaydh oo Wasiirka la xidhiidhay ayaa uu u sheegay in isaga iyo saddex qof oo kale oo gaadhiga la saarnaa ay badqabaan balse gaadhigii aad u burburay.

Wasiirka ayaa ka yimi degmada Ood-weyne waxana uu ku sii jeeday Balli-gubadle.

Halkan hoose ka DAAWO wasiirka ka hadlaya shilkaasi

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this