Suldaanka Posted March 14, 2019 Other points that the President touched included: 1. Somaliland's Passport will be generally accepted by UAE from June this year. At the moment, only Diplomatic and Officials are accepted. 2. Start of a major infrastructure projects like Berbera Corridor 3. Access to market for Somaliland businesses including Livestock traders. 4. Further strengthening the partnership between UAE and Somaliland, with a view of UAE officially opening an embassy in Hargeisa. 5. Somaliland and Somalia's first face to face meeting (not Presidents) will tkae place in Ghana. The meeting in Ghana will come up with a list of names from both sides and selection of the countries that will drive the talks further. Other related items that was not discussed here but been reported elswhere, include the opening of the Berbera Naval Base in few months. 2 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted March 14, 2019 LOL@confidential Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted March 14, 2019 Very good Ghana is a country i like not Istanbul and Ankara. But mediation is needed with out international arbitrators it's iijiid aankunjiido. We saw the 2012 to 2015 talks it took 3 years for the talks to collapse. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted March 14, 2019 There are no state secrets. In the Somali context, it usually means the big boy got bribed by a benefactor. It won't be long before Muse buys a house in Dubai. In any case, this pointless exercise is futile though it's rather funny Suldaanka thinks Villa Somalia has somehow acquired enough legitimacy to entertain secessionist's aspirations. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted March 14, 2019 Che the koonfurians are known for not having any state secrets because their entire nation is in the hands of others the amisom even their intelligence. And who ever comes can be bought. Just like xasan sheikh took the 50 million and cut ties with Iran sacuudi petro dollar money. The koonfurians will do everything for the highest bidder. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Suldaanka Posted March 14, 2019 4 hours ago, Che -Guevara said: There are no state secrets. In the Somali context, it usually means the big boy got bribed by a benefactor. It won't be long before Muse buys a house in Dubai. In any case, this pointless exercise is futile though it's rather funny Suldaanka thinks Villa Somalia has somehow acquired enough legitimacy to entertain secessionist's aspirations. Like Ethiopia and Kenya are using the useful idiot, why not Somaliland? The IC have asked for Hargeisa and Mogadishu to talk and agree on something. Hargeisa will due its deeds but if there is no one on the other end that can talk for Ex-Italian Somalia, then Somaliland will go back to the IC for a way out of this. At the end, it is not Somaliland that is going to lose an inch, it is a process that will eventually end up with Somaliland getting its recognition. Whether that process goes through Hargeisa and Mogadishu reaching a deal or whether the IC looks at Somaliland's differently, it doesn't matter. But one thing is for sure, the status-quo is not an option for the IC. Sooner or later, Mogadishu will bite the bullet and face up. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dhagax-Tuur Posted March 15, 2019 10 hours ago, Suldaanka said: But one thing is for sure, the status-quo is not an option for the IC. Sooner or later, Mogadishu will bite the bullet and face up. Dream the f#$$ on. If you lot are allowed to break away then I'll be the first to support puntland going solo too, why not? And then south west, jubbaland etc. And we bury the idea of Somalia for good. We shall see. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted March 15, 2019 Somaliland already broke away 28 years ago. It's not about what the garowe boys want to do. The pirate enclave can't go it alone because their interest are in the Amisom bunker they have no resources it's a small little dessert. 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Suldaanka Posted March 15, 2019 @Dhagax-Tuur Is that a threat or a statement? If it was a threat, I don't give a flying fig about if Ex-Italian Somalia breaks like a glass into thousands of pieces, that is your problem. But as far as Somaliland is concerned, this is a done deal. Not Cheeseman, not anyone can change the course of this Republic. You will be a good spectator and making few noises from the sideline, that is all. 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted March 15, 2019 Lool soo dhawayn fiican yaa naloo sameeyay si cadawgeenu u naxo. Waa nin ay hogaamiye ku sheegayaan, hadana ma fahamsana waxa asaga iyo koonfurta ka dhaxeeya waxay yihiin, iyo waxa wada hadalku yahay, iyo waxa laga wada hadlayo midnaba. Waxaa taas daliil u noqonaysa siduu ugu aradanyahay waaqiciga dhulka yaala Kow wuxuu sheegay, intaysan habruhu, u mashxaradin, labo dawladood baan ahayn 60kii ka hor. Dawladnimada wuxuu u yaqaan gaar baa naloo gumaystay.! Markii gobolada waqooyi xoriyadda heleen calan ay leeyihiin oo u gaara kor looma fiirin waad isixi kartaan hadaan khaldanahay. Waxay sugeen walaalahood koonfurta wayna la midoobeen ayagoo isku duuban bay calan buluug ah kor u wada fiiriyeen waxaana loo bixiyay midowgii labada gobol kiwdii July. Xuduudkii ingiriiska iyo talyaanigana wuxuu u yaqaanaa muqadas mudan in dhiig loo daadiyo asagoo u haysta inay ahayd hadiyad ingiriisku beeshiisa ku maamuustay.. Waa hadal meel waayay iyo nin habow la fogaaday. Wuxuu kaloo leeyahay koonfurta waxaa laga la'yahay gurigii naga buburay see loo dhisaa.!! Gurigii naga burburay see loo dhisaa layskuma hayee waxaa laysku hayaa see u kala dhisanaa. Ghana waali iyo marqaan baa gaysay aragtidayda, xal uu afsoomaali ku waayay Ghana u keeni mayso. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted March 15, 2019 Gooni reerkinu waxay wali uqadan laa'yihin in waa hore la kalabaxay ,oo la kala adkaaday. Waddahadalku wa formality oo keliya luqada Englishta. Si lokala xamaan urursado. Oo beesha calaamka soo jeediyey wadahadalka na markasta waxa lugu qabanaya wadan aan ahayn Somalia ahayn ama Somaliland. Si goobtu u noqoto meel aan cid carab saarayn. Siyaasiinta Somaliland be metegi Karan xamar oo holcaysa. Kuwaa amisomta gumeysatu na xadhig ba kahoreya haday Somaliland imaadan. Marka si xeego na xeego u noqoto ilka na u nabad galan sidan ba xal noqotay. Xuduuda Somaliland iyo wadanka bantugu gumeysto iyo islaamiiyintu kama duwana xuduuda aad idinku laleedihiin kiiniya oo hada badh kale ku darsatay kismayo iyo jubooyinka. Xuduudaha isticmaarka afrika cidina bedeli mayso. Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted March 16, 2019 Dr. Odweyne Waan garan karaa inaynaan xaqiiqda isku af garan, si waligeedba loo doodo, ama ha noqoto afkaar ama ha noqoto xal kaloo ka wayn labadaba. Awoowe marka ugu horaysa waxaad isu haysataan cid kale waxba loogama doono waa arin idinka idin khusaysa. Marka labaad hadii 26'ka jun ahayd maalintii waqooyigu dawlad noqday maxaa loogu dabaal degi waayay sida caalamka kale? Hadii arintu tahay fad ama ha fadin koonfurtana IC u taliyaan, maxay west Africa noogu lugoynayaan oo noo fogaynayaan? May aqoonsigiina idin siyaan adinkoon safar dheer gelin oo qaadkiina isaga fadhiya? Awoowe arintu sidaa iiguma muuqato ma jiro madax-wayne, dhulkiisa iyo dadkiisa dawlade kale u hoos fariisan kara. Jabhad iyo dawlad waa la dhex dhexaadin karaa wayna soodhacday in badan balse fikirka labo jamhuuriyadood oo walaalaa yaa Ghana lagu wada hadli siinayaa waa hadal boos waayay. Dawladaha khiliijka hadaan tusaale fudud kuugusoo qaado boqortooyadoodu waa isku cashiiro ama jufo hoose badankooda, marka laga reebo cumaan Waa isku af dhaqan isku dad diin iyo wax walba kuligoodna waxaa soo gumaystay ingiriiska Markuu ka tagayay mid walba wuxuu ugu tagay xaakim ka taliya, ama dawlado kala madax banaan. Waxay leeyihiin maalmo kala duwan oo ay xoriyadooda u dabaal degaan iyo mid walba callan u gaar ah. 26kii jun waxa xoroobay waqooyiga soomaaliya, balse dawlad ma noqon. Waxay dawlad noqdeen 1'dii July oo la midoobay, intaas ma mugdibaa ku jira? soo waadax ma'ahan walaalo? Hadii aad shallaynaysaan, waa laga dayriyay shalayga mana fiicna laga yaabee sharta aad dawladii kacaanka kaga cabanaysaan mid ka wayn in waqooyiga Alle ka xijaabay. Shallayga, ama war maxaan koonfur ka doonay berigaas waa laydinkaga caqli celin karaa, wayna ka fiican tahay roog cas baa naloo dhigay iyo riyo lagu daalo. Walaalayaal qadar alle yaa wax walba ku dhacaan wayna dhacday iska samra oo dadkiina dhinac ka raaca waa talo fiican Haddii idinka laydin aqoonsado, puntland gooni bay u go'aysaa, hir-shabeele sidoo kale. Maxaa "dan" ah oo ku jira jamhuuriyado yar yar oo aan aqoon sida geella loo kala ceshado? Caqliga saliimkaa waa midkaan Ghana naf ka doonin aragtidayda. Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted March 17, 2019 Awoowe jawaab kooban yaa su'aal kooban looga jawaabaa geella iyo goroyadu isku hees ma'ahan. Maxay yihiin waraaqaha laga rabo koonfurta si snm jamhuuriyad u noqoto? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Barwaaqo Posted March 17, 2019 Somaliland waxay noqotay dal(xuduudo sugan leh) 26/06/1960 ,waxana aqoonsaday inay aduunka xorta ah ku soo biirtay in ka badan 30 dawladood. Somalia wali xornimo ma qaadan markii Hargeisa laga dabaaldegayey ee la sudhay calan. Calankaa waxa madaxeyne u ahaa Ina Cigaal, waxa baarlamaan u ahaa 33kii member ee xorta ahaa waxana Magaalo madax u ahayd Hargeisa. Dowlad dhisan oo calan xor ah wadata ayaa Muqdisho ku biirtay oo magaca Jamhuuriyadda Soomaliyeed loogu wan-qalay. Somaliland Shanta maalmood ay xorta ahayd ayaa ka dhigaysa dawlad calan lahayd oo ka hor dhalatay Somalia. Somalia calankaa waxay sheegan kartaa markay xorowday 01/07/1960 sababtoo ah dal aan xor ahayn calan ma yeelan karo. In Somaliland dal ahayd waxaad ka dheehan kartaa fadhigii barlamaanka UK ee wakhtigaasi. SOMALILAND (INDEPENDENCE) (Hansard, 25 July 1960) API.PARLIAMENT.UK SOMALILAND (INDEPENDENCE) (Hansard, 25 July 1960) Quote Share this post Link to post Share on other sites