Sign in to follow this  
Deeq A.

Dhageyso: Walaac Laga Muujiyey Ammaanka Deegaannada Hirshabelle

Recommended Posts

Deeq A.   

Siyaasiyiinta ku dhaqan deegaannada maamulka Hirshabelle ayaa walaac ka muujiyey ammaanka guud ee deegaannadaasi.

C/raxmaan Xuseen oo ka mid ah siyaasiyiintan ayaa wareysi uu siiyey Goobjoog wuxuu sheegay in aan la isku gudbi karin deegaannada maamulkaasi.

Wuxuu tilmaamay in ammaanka laga gaabiyey in wax laga qabto, sidoo kalena ay meel adag mareyso xaaladda bini’aadannimo ee ka jirta Hirshabelle.

Madaxa ugu sarreysa maamulka Hirshabelle ayuu ku eedeeyey ka warqabis la’aanta dadka ku nool deegaannada maamulkaasi ka arrimiyo.

Halkaan hoose ka dhageyso:

https://goobjoog.com/wp-content/uploads/2019/03/SIYAASI-ABDIRAXMAAN-XUSEEN-BELEDWAYNE.mp3

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this