Sign in to follow this  
Deeq A.

Tacsi ku socota qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxay Marxuum Ali Haji Jama Jubadaale

Recommended Posts

Deeq A.   
Tacsi1-300x200.jpg

 

Anigoo ah Mohammed Ahmed Ali iyo caruurtaydu waxaan tacsi u diraynaa walaashay Asho Ahmed Ali iyo caruuteeda geeridii naxdinta layid ee kuti marxuum Ali Haji Jama Jubadaale ( Ali Arif) oo axadii ku geeriyoodey magaalada Sheffield.
Waxaan ilaaheen uga baryaynaa inuu marxuumka ilaaheen janadii fardowsa ka waraabiyo.
Aamiin aamiin…
Medeshi

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this