Saalax Posted March 13, 2019 DEG DEG:CAARRE OO DAGAALKII PUNTLAND & SOMALILAND KU BIIRAY & MUUSE BIIXI OO WADNAHA HAYA Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted March 13, 2019 Generaal Said Awil Jaamac caare oo fariin usoo Direy Wasiirka Qooto Qootada ah Ee Gashaan Dhiga oo uu Hore Nolosha Ugu Qabtay Siina Daayey unasheegay Asaga inusan Usocon Cafisna ufidiyey sheegayna Marka Inusan rabin Isaga eerabay Inakaahin Sarkaalka O hadalkiisa Siiwata Wuxuu Sheegay Beesha Badhan inuusan Waxba ugaysnayn Ayna isdajiyaaan wuxuu kalo iftiimiyey Sarkaalku In Uu umad Saomaliyed Ogoba dhex Joogo Ayna danbi ahayn Somali lajoogeedu Sida Somalidu uwada joogto Ethiopia Sarkalka oo Ciidamada lasoo dhoobay Badhana ubalan Qaadey inuu dulmiga Kasaaro Sarkaalku oo Wacadku kumaray ninki Wax islahaya inu iskeeno badka Faysal bootaan Sheegay inuu Nolosha kuqabanayo Sidi Sadaam Hussein Nolosha Loogu Qabtay Quote Share this post Link to post Share on other sites
Barwaaqo Posted March 13, 2019 Intay ilkihii ka rideen bay Saqaf ka dhacdhaya u galiyeen . 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted March 13, 2019 9 minutes ago, Barwaaqo said: Intay ilkihii ka rideen bay Saqaf ka dhacdhaya u galiyeen . Is he your husband why do you care about his ilko. As the good general said "he doesn't believe in anything called fake Duriyaad" and it is about political alliances and sub clan level. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Old_Observer Posted March 14, 2019 Puntland will not use him, will not even allow him there for long unless he is willing to go to the mountains and fight Shabab or he becomes unit of the Somalia army and fights Shabab. Djibouti and Ethiopia will not be permitting to the extent they can pressure, to start anything of war in the region. To the extent they can prevent, Djibouti and Ethiopia will not allow Somaliland and Puntland to go at it. That is a no no. Easy to start but can develop to unstoppable and then the whole region economy, livelihood and basically life can end in great disaster. Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted March 14, 2019 Si fiican buu hadlay. Una malayn maayo beelaha "badhan"inay la kala safanayaan "rag" is haya, ama ay godob ka galayaan kuway is ood xigaan dhaqankoodu waa qadiim aad u sareeya. Balse kii ay wasiir u bixiyaan wuxuu doono ha sheego waa nin mushaar qaata. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted March 14, 2019 6 hours ago, gooni said: Si fiican buu hadlay. Una malayn maayo beelaha "badhan"inay la kala safanayaan "rag" is haya, ama ay godob ka galayaan kuway is ood xigaan dhaqankoodu waa qadiim aad u sareeya. Balse kii ay wasiir u bixiyaan wuxuu doono ha sheego waa nin mushaar qaata. Wa siida ariintu. Quote Share this post Link to post Share on other sites