Sign in to follow this  
Deeq A.

Xaaaji Cabdi Waraabe Oo Maalmihii U Damebeeyay Xaalad Caafimaad La Soo Daristay Iyo Madaxweyne Ku-Xigeenka Booqday

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici), ahna ku simaha madaxweynaha Somaliland ayaa soo eegay xaaladda caafimaad ee Xaaji Cabdikariin Xuseen Yuusuf (Xaaaji Cabdi Waraabe), oo maalmihii u damebeeyay xaalad caafimaad u jiifay.

53749504_1223691201117840_19163786175127

Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici), oo ay weheliyaan mas’uuliyiin ka tirsan xukuumadda iyo dawladda hoose ee Hargeysa ayaa booqday Xaaji Cabdikariin Xuseen Yuusuf oo xaalad caafimaad la soo daristay.

Nabadda Somaliland ka jirta ayaa waxaa inta badan loo sababeeyaa odayaasheeda dhaqanka, oo door muhiim ah ka qaata dib u heshiisiinta beelaha iyo dhex dhexaadinta siyaasiyiinta iyo xisbiyadda is khilaafa.

Xaaji Cabdi Waraabe oo 125 sano jir ah, ayaa ka mid ah odayaasha ugu caansan Somaliland, waana odayga kaliya ee aan dabadii la hadlin.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this