Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweynaha Faransiiska Iyo Raysal Wasaaraha Itoobiya Oo Kala Saxeexday Heshiis Millatari

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Addis Ababa)-Madaxweynaha Faransiiska, Emanwal Makron iyo Ra’isul-wasaaraha Itoobiya, Abiy Ahmed ayaa kala saxeexday Heshiiskii ugu horreeyey ee Iskaashiga Milliteriga, sida uu baahiyey Telefishinka Ethiopia.

FARANSIISKA-IYO-ETHIOPIA.jpg

Ra’iisul-wasaraha Ethiopia iyo Madaxweyne Emanwal Makron oo Shir Jaraa’id ku qabtay Addis Abeba waxay sheegeen inay isku afgarteen Iskaashi dhanka Difaaca iyo inay Faransiiska taageero ka geystaan dhismaha Ciiddanka Badda ee Ethiopia, iyadoo la og yahay in aanay Ethiopia lahayn bad u gaar ah.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this