Sign in to follow this  
Deeq A.

Farmaajo oo ka qaybgalay furitaanka shirka ‘Africa Now’

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (SMN) – Madaxwaynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka qayb-galay furitaanka Shir Madaxeedka Africa Now oo maanta ka bilowday magaalada Kampala.

Shirkan oo labo maalmood soconaya ayaa diiradda lagu saarayaa arrimaha nabadgelyada, isdhexgalka iyo koboca dhaqaalaha ee Qaaradda Afrika.

Safarkan shaqo waxaa Madaxweynaha ku wehelinaya Wasiirka Arrimaha Dibedda, Axmed Ciise Cawad iyo Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada Mudane Cabdulqaadir Sheekh Cali [Baqdaadi].

FB_IMG_1552406519715.jpgFB_IMG_1552406522766.jpgFB_IMG_1552406525265.jpg

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this