Sign in to follow this  
Deeq A.

Shir Madaxda Africa Uga Furmaya Magaalada Kampala Ee Dalka Uganda

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Kampala)-Magaalada Kampala ee dalka Uganda ayaa lagu wadaa in uu shir uga furmo madaxda qaarrada Africa kaa oo lagaga wada-hadlayo sidii loo heli lahaa Afrika nabdoon, isdhexgalkeedu sarreeyo, isla markaana dhaqaaleheedu kobcayo.

2019312636879513526541116unnamed.jpg

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu horkacayo ayaa qeyb ka noqon doona shirkaa, waxaana dhinaca kale la filayaa in kulamo gargaar ah uu la yeesho madaxda qaarradda ee ku sugan shirka.
Madaxweyne Farmaajo ayaa bilihii ugu dambeeyay galay safaradii ugu badnaa, waxaana uu dhawaan isku maray dalalka Itoobiya iyo Kenya, isaga oo magaalada Nairobi kula kulmay madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this