Sign in to follow this  
Deeq A.

DAAWO: “Ingiriisku Ma Aqoonsana Somaliland, Umana Aragno Dal Madax-Bannaan, Arrinta Somaliland Waxay U Taalaa….” Safiirka Ingiriiska U Qaabbilsan Somaliland Iyo Soomaaliya

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Muqdisho)-Safiirka Ingiriiska u qaabbilsan Somaliland iyo Soomaaliya Ben Fender oo u warramay Goobjoog TV oo fadhigiisu yahay magaalada Muqdisho ayaa waxa yidhi “”Ingiriisku ma aqoonsana Somaliland, umana aragto dal madax-bannaan. Arrinta Somaliland waxay u taalaa Hargeysa iyo dawladda federaalka Soomaaliya” Halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this