gooni Posted March 12, 2019 Waa mowduuc muhiim ah qofkii wakhti u haya. Carabta xoolaheedu way kusoo raaxaysteen waana soo afjarmayaan sida boobkooda ka muuqata. Waxa laysugu yimid waa agoonta xoolaheedii Soomaaliya waxaa laga helay dekado aad u badan, macaadinta noocyadeeda kala duwan, batrool iyo gaas badda iyo berigaba, xoolo nool oo sida ugaarta hilib macaan oo dabeecadda ku nool, hawo aan sumaysnayn iyo ciid bikra ah. Balse nasiib wanaag waxay noqdeen dameer malab la saaray. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Old_Observer Posted March 14, 2019 lol That is an uphill one. Suldaanka vs. Al Jeesira, but in the internet age, why not you can try. I think Al Jeesira is better than BBC now for being propaganda, they are among the few media left that have some in depth info and analysis. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Suldaanka Posted March 17, 2019 Here is the program in full. It is oozing of anti-UAE propaganda. Quote Share this post Link to post Share on other sites