Sign in to follow this  
Deeq A.

DAAWO: “Beelaha Direed Gudoomiyahoodu Waa Aniga, Markaa In Laga Been Abuurto Arrin Aad U Khaldan Ayaan U Arkaa” Boqor Raabi

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Boqor Raabi Yuusuf Cabdillaahi kana mida odayaasha dhaqanka ee reer Somaliland ayaa ku dhawaaqay inuu yahay boqorka beelaha Direed.

Boqorku waxaa uu sidan ka sheegay wareysi gaara oo uu siinayay muuq baahiyaha Bulsho.

“Beelaha Direed gudoomiyahooduna waa aniga, Dirka aniga ahaa gudoomiyahoodii aniga ah, markaa in laga been abuurto arrin aad u khaldan ayaan u arkaa”

Halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this