Sign in to follow this  
Deeq A.

Akhriso:-Guddoomiye cusub oo loo magacaabay degmada Marka

Recommended Posts

Deeq A.   

Marka (SMN) – Wareegta ka soo baxday xafiiska wasiirka arrimaha gudaha, dowladaha hoose iyo dib u heshiisiinta Koonfur Galbeed Maxamed Abuukar Cabdi ayaa waxaa maamul cusub loogu magacaabay degmada Marka ee gobolka Shabeelaha Hoose.

Guddoomiyaha cusub ee degmadaasi ayaa waxaa loo magacaabay Mudane C/laahi Cali Axmed Waafow oo horay xilal kala duwan uga soo qabtay maamulkaasi.

Halkan hoose ka Akhriso:-

Marka

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this