Sign in to follow this  
Deeq A.

Ciidammada Booliska Oo Xabsiga U Taxaabay Saddex Wariye Oo Ka Hawl-gala Gobolka Gabilay Iyo Sababta

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Gabiley)-Ciidamada Booliska Gabilay ayaa galabta xabsiga u taxaabay Siciid Nuux Kibaar, Maxamed Watiin iyo Jacfar Cawil, oo maalintii shalay Askari Booliska ah gacan ka hadal dhexmaray.

Saddexdan saxafi ayaa kala ah kii muuqaalka Askariga ka duubayay iyo labada kale oo doonayay in ay Askariga khasab ku dhaafaan.

Taliska Booliska Gabilay ayaa maanta sheegay in sharciga ay la tiigsanayaan saddexdaasi saxafi.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this