Sign in to follow this  
Deeq A.

Meydka Wasiir Xoosh Oo Maanta Lagu Aasayo Muqdisho

Recommended Posts

Deeq A.   

Maanta oo Axad ah ayaa lagu wadaa in garoonka diyaaradaha Aadan Cadde laga soo dejiyo Meydka Marxuum C/raxmaan Xoosh Jibriil oo ahaa wasiirka wasaaradda Dastuurka ee xukuumadda federaalka Soomaaliya.

Allaha u naxariistee wasiir Xoosh ayaa Jimcihii ku dhintay dalka Isku tagga imaaraadka carabta, kadib xanuun soo wajahay.

Madaxda ugu sarreysa ee dowladda federaalka Soomaaliya ayaa la filayaa in ay ka qeybgalaan aaska wasiirkii Dastuurka.

Warkaan wixii kusoo kordha kala soco wararkeena kale

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this